Latest News

Daadad sababay dhimashada afar qof oo ka dhacay Addis Abeba

Daadad sababay dhimashada afar qof oo ka dhacay Addis Abeba

Gudiga ka hortaga khatarta dabka iyo masiibooyinka ayaa sheegay in afar qof ay ku naf waayeen daadad saaka ka dhacay deegaanka Weregenu oo ka tirsan degmada #Bole ee degmada 11 ee magaalada Addis Ababa. Dhacdadan nasiib darrada ah ayaa dhacday ka dib roobab mahiigaan...

Articles

Maayar Mooge wax badan oo la mahadiyay ayuu ka qabtay Hargeysa

Maayar Mooge wax badan oo la mahadiyay ayuu ka qabtay Hargeysa

Dawladda Hoose ee uu hoggaaminaayo Mayor Mooge wax badan oo horumar lagu faano oo la mahadiyey ayey ku qabatay muddo yar. Waana abaal reer Hargeysa ay laabta ku hayaan. Waxa iyana muhiim ah in kol walba mudnaata kowaad la siiyo dadka degan iyo kuwa ka ganacsda goobta...

Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi

Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi

Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi Aan ku bilaabo’e: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxu uu saxeexay warqaddii ugu muhiimsanayd ee dhammaadka muddo xileedkiisa, waa warqaddii in doorasho loo dareero. Haaaaa, halkaa waxa ku soo dhammaanaya 7 sanadood oo Muuse hayey...

Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo  Saylaci

Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo Saylaci

Hargeisa,(Qaran news)- Waxa dibada u soo shaac baxay khilaaf mudo dheer huursanaa oo u dhaxeeyay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa mr Cabdiraxmaan Saylici. Khilaafkani waxa ay sheegayaan dad ku dhow dhow Saylici in uu ka soo bilaabmay hanka Saylaci ee ahaa in...

Xoghaya xisbiga Waddani oo u caqli celiyay Cabdishakuur  Cabdi Qaadir

Xoghaya xisbiga Waddani oo u caqli celiyay Cabdishakuur Cabdi Qaadir

Hargeysa (Qaran news)-Mid ka mid ah siyaasiyiinta beesha Hawiye Cabdishakuur Cabdiqaadir ayaa bogaadiyay gudiga doorashooyinka qaranka Somaliland mudaynta ay mudeeyeen doorashooyinka isi saaran, qoraalkiisa oo qaladaad ay ku jiraan  waxa markiiba ka jawaabay xoghayaha...

Do African Problems Really Have African Solutions?

Do African Problems Really Have African Solutions?

Daniel Byman *** For more than three decades, African governments and policymakers around the globe have advocated for “African solutions to African problems.” The phrase was originally a call for African governments to eschew foreign interventions to problems on the...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up