Latest News
France’s Silent Move in Somaliland Is Quietly Reshaping the Red Sea
https://youtu.be/hoctouLHo2Q?si=kgwK30hHI1OaZQOj
Three years of conflict in Sudan, Statement by UNFPA Executive Director Diene Keita
Today marks three years of conflict in Sudan. Three years on, women and girls in Sudan continue to pay an unbearable price. Nearly 34 million people now require humanitarian aid, making it the largest single crisis in the world. Among them are more than 7 million...
U.S Base in Somaliland? A strategic move in the Red sea
https://youtu.be/l2enOe8GEYw?si=7zGTEpM_azhjQ9jM
Shiinsha oo xoog ku jiidhay marinka Hormuz
Shiinaha ayaa si weyn uga hor yimid tillaabada Mareykanku ku xiray marin-biyoodka Hormuz, taas oo uu ku tilmaamay mid khayrul mas'uulnimo ah, islamarkaana uu halis gelinaya amniga maraakiibta halkaas ku goosha. War ka soo baxay wasaarada Arrimaha Dibedda Shiinaha...
EUCAP welcomes its new Head of Field Office Somaliland
This week, the Mission’s new Head of Field Office Somaliland, Artsi Alanne, arrived in Hargeisa to take up his new position. Born in Finland and raised in East Africa, Mr Alanne started his professional career with the Finnish Police. The past 15 years, including in...
Dawladda Shiinaha oo beenisay in Iran siinayso in nidaamyo cusub oo difaaca hawada ah ay
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha, Guo Jiakun ayaa sheegay in wararka sheegaya in Shiinaha uu qorsheynayo inuu Iran siiyo nidaamyo cusub oo difaaca hawada ah ay yihiin “gebi ahaanba been abuur.” Wararkaas ayaa keenay in Madaxweynaha Maraykanka Donald...
UK faces biggest hit to growth from Iran war for all major econommies
. Britain faces the biggest hit to growth from the Middle East conflict of all major global economies, according to an influential global policy group, which also warns inflation is set to surge to four per cent this year. The Organisation of Economic Co-operation and...
Genel Energy PLC: Report on payments to governments for the year 2025
Genel Energy PLC Genel Energy PLC: Report on payments to governments for the year 2025 Genel Energy PLC (GENL) Genel Energy PLC: Report on payments to governments for the year 2025 26-March-2026 / 10:00 GMT/BST 26 March 2026 Genel Energy plc ...
Madaxda Nato oo qirtay awoodda iyo halista Gantaalaad Iiraan
Xoghayaha guud ee gaashaan-buurta NATO, Mark Rutte, ayaa soo bandhigay warbixintiisa sanadlaha ah ee 2025 shir jaraa’id oo uu ku qabtay Brussels. Mar wax laga waydiiyay haddii dagaalka Iran uu hadda yahay arrin NATO u taalla, Rutte wuxuu yiri in isbahaysiga NATO uu...
The United States is rolling out the welcome mat for soccer fans.
The United States is rolling out the welcome mat for soccer fans from around the globe. With 48 teams competing in 104 matches across 16 cities — 11 of which are in the United States. Here are introductions to the 11 U.S. cities hosting soccer matches this...
Secretary Rubio’s Call with Norwegian Prime Minister Store
Secretary Rubio’s Call with Norwegian Prime Minister Store Office of the Spokesperson The below is attributable to Principal Deputy Spokesperson Thomas Pigott: Secretary of State Marco Rubio spoke with Norwegian Prime Minister Jonas Gahr Store today to discuss the...
Maayar Mooge in uu xilka baneeyo waxa ay u tahay guul siyaasadeed!!!
Moyar Cabdikariin Axmed Mooge in uu xilka baneeyo marka uu mudo xileedkiisu uu dhamaado waa guul siyaasadeed oo u fiican mustaqabalkiisa siyaasadeed,sababta oo ah golaha uu xilka ku wareejin doono oo u muuqda kuwo aan gaadhsiin karin halkii uu gaadhsiiyay. Maayar...
Shanta shuruudood oo ay Iiraan la timid si loo joojiyo dagaalka
Warbaahinta Iiraan ayaa sheegtay in waddanku uu diiday dalabaadka iyo shuruudaha uu Mareykanka u dejiyay si loo soo afjaro dagaalka. Warbaahinta ayaa ilo amni oo aan la mabagaabin ka soo xigtay in Iiraan ay dagaalka joojin karto markay doonto ama marka laga ogolaado...
Recognizing the Republic of Somaliland is acknowledging reality
Recognizing the Republic of Somaliland is acknowledging reality. In the Washington-based 2026 Freedom House rankings, Somaliland outperforms most recognized states in its region and beyond. While others struggle with instability, Somaliland has built peace, elections,...
Dawladda oo go’aamisay qiime cusub oo lagu iibinayo shidaalka
Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u go’aamisay qiime cusub oo lagu iibinayo shidaalka, kaddib shirar isdaba joog ah oo dhex maray Wasaaradda Ganacsiga, maamulka gobolka Maroodi-jeex iyo ganacsatada shidaalka. Go’aankan ayaa yimid kaddib falanqayn qoto dheer oo...
Articles
Isticmaalka Itoobiya ee Dekedda Berbera: Isbeddel Istiraatiiji ah oo Saameyn Ku Leh Geeska Afrika.
Isticmaalka Itoobiya ee Dekedda Berbera: Isbeddel Istiraatiiji ah oo Saameyn Ku Leh Geeska Afrika. Go’aanka Itoobiya ee adeegsiga Dekedda Berbera ma aha mid ku kooban ganacsi ama gaadiid oo keliya, balse waa tallaabo istiraatiiji ah oo si qoto dheer u beddeli karta...
Milicsi Taariikheed oo ku saabsan Hoggaanka Dhaqanka ee Tafiirti Sheekh Isxaaq
“Milicsi Taariikheed oo ku saabsan Hoggaanka Dhaqanka ee Tafiirti Sheekh Isxaaq” "Magaca Eebbe yaan ku bilaabaynaa, ee Naxariis-guud iyo Naxariis-gaaraba Naxariista." Xog la helyaaba talo la hel ! Soyaal kooban aan ku iftiiminayo taarikhda ku Saabsan Odaytinimada Reer...
Haweenay reer Puntland ah oo aad uga hadashay dawarsiga Firdhiye ee Muqdisho Iyo Xaqiiqda
Somaliland oo mamnuucday in wax hub ah lagu qaato magaalooyinka
Xukuumada Somaliland ayaa Mamnuucday in dadku wax hub ah ay qaatan ama la soo soo baxaaan shacabku . Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada arimaha gudaha Somaliland , Guddida heer qaran ee amniga Somaliland ayaa kulan ay yeesheen waxa ay ku...
Daawo Eng Faysal Cali Waraabe Oo Taageeray Boqor Hargeisa Lagu Caleema Saarayo
https://youtu.be/PD87nLrzlms
Maraykanka Oo Somaliland Si Toos Ah Ugu Daray Miisaaniyadda Wasaarada Difaaca
Maraykanka oo Si Dadban u Aqoonsaday Somaliland Dalka Maraykanka ayaa Somaliland si toos ah ugu Daray Miisaanida Wasaarada Difaaca Maraykanka Taas oo Ka Dhigan In Somaliland Laga Saaray Siyaasadii Soomaliya Mid ah. Talaabadan Kadib Dalka Maraykanka Iyo Dalka...
Taliyahii hore ee ciidanka Booliska oo lagu soo dhaweeyay dalka Faransiiska
Jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Faransiiska ayaa soo dhaweeyay Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska ahna la taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha booliska, Sareeye Gaas, Maxamed Aadan Saqadhi (Dabogale) oo booqasho ku tagay shalay dalkaas. Waxa Taliyihii hore ee...
Danta Soomaalidu waxa ay ku jirtaa Somaliland oo aqoonsi hesha
DANTA SOOMAALIDU WAXAY KU JIRTAA SOMALILAND OO AQOONSI HESHA. Waqtigan waxa ka socda geeska afrika isbeddel lagula tacaalayo xasilooniddarada ka jirta carriga soomaalida. Waqti dheer iyo tacab faro badan oo caalamiya dabadeed, dawladaha caalamka hoggaamiyaa waxay...
Aqoonsiga Somaliland: Isbarbardhigga Somaliland iyo Koonfurta Suudaan
Somaliland waxa ay xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska, 26-kii Juun 1960, taas oo muddo gaaban ka dhigtay dal madax-bannaan, ka hor intii aanay si degdeg ah ula midoobin Soomaaliya, 1-dii Julaay 1960, si loo aasaaso Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed. Hase...
Somaliland Becomes the Proxy Battlefield: Ted Cruz vs Beijing
https://youtu.be/FQmWHM3pNXQ?feature=shared
Xamse Bare qabaank Xamar waxa uu tagayaa dalka Shiinaha
XAMSE BARRE QABBAANKA XAMAR WUXUU U SAFRAYAA DALWEYNAHA SHIINAHA. sidaan hore Qoraalladayda ugu sheegay maamulka xamar wuxuu ku hawllanyahay isku daygii ugu danbbeeyay ee Somaliland lagu carqaraladayn lahaa isagoo waddanka shiinaha ula socda qorshe gobolka sool,...
Somaliland president urges Nobel Peace Prize for Trump
Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro has called for US President Donald Trump to be considered for the Nobel Peace Prize, praising what he described as Trump’s bold efforts to resolve global conflicts and his openness to recognizing Somaliland’s...
Aqoonta madaxda Soomaaliya waa in meel bed qabta
AQOONTA MADAXDA SOOMAALIYA WAA INAY MEEL BEDQABTA DAB GELIYAAN. Ilaa 1960kii dadka iyo dalka Somaliland waxa ku socday dagaal qaawan oo dadnimada ka baxsand dil, , xadhig, boob, boos ka riixasho, burburin dhaqaale iwm 81kii markii la asaasay snm waxay xalaalaysteen...
Understanding Sustainable Development in Somaliland: a Case Study of Amoud University’s ……
Understanding Sustainable Development in Somaliland: a Case Study of Amoud University's Master of Science in Climate Change and Environmental Sustainability Graduates and Environmental Professionals' Perspectives Author Jibril, Mohamed Muse Yuko, Oso Willis Cumar,...
Meeting Between the Somaliland Intellectual Forum (SLIF) and the Somaliland Lawyers Association (SOLLA)
PRESS RELEASE Meeting Between the Somaliland Intellectual Forum (SLIF) and the Somaliland Lawyers Association (SOLLA) On August 18, 2025, a meeting was held between the Somaliland Lawyers Association (SOLLA) and the Somaliland Intellectual Forum (SLIF). After...

























