Latest News

F.C.Waraabe oo ka hadlay Qadiyada Maalinta 26-ka June

F.C.Waraabe oo ka hadlay Qadiyada Maalinta 26-ka June

https://twitter.com/FaisalAliWarabe/status/1540761635874283521?ref_src=twsrc%5Etfw%7Ctwcamp%5Etweetembed%7Ctwterm%5E1540761635874283521%7Ctwgr%5E%7Ctwcon%5Es1_&ref_url=https%3A%2F%2Fpublish.twitter.com%2F%3Fquery%3Dhttps3A2F2Ftwitter.com2FFaisalAliWarabe2Fstatus2F15...

Abwaan Weedhsame oo War cusub soo saaray

Abwaan Weedhsame oo War cusub soo saaray

Abwaan Weedhsame oo War cusub soo saaray Ethiopia litre-ka petrolka ahi waa $0.7, innagana waa $1.3. 1. Laba dal oo deris ah ayeynu nahay 2. Laba dal oo shidaalka la soo dega ayeynu nahay Bal haddaba, Maxaa inna kala duway, ee innagana qiimihiisii cirka innagu geeyey...

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo booqday…….

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo booqday…….

Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro ayaa Maanta Xabsiga Madheera ku booqday Masuuliyiin ka tirsanaa Asxaabta Mucaaradka ah oo mudo 15 cisho ah ku xidhan. Musharraxa Madaxwayne ayaa u kuurgalay Xaaladda Masuuliyiintan iyo...

Warbixin Xasaasiya:Waxa soo socdaa Yaab leh…..Siyaasi Cali Guray

Warbixin Xasaasiya:Waxa soo socdaa Yaab leh…..Siyaasi Cali Guray

WAXA SOO SOCDAA YAAB LEH Q.9aad (Belaayo Madax La Qabtay Leedahaye Mijo La Qabto Ma Laha) Madaxwayne Muuse dastuurkii Somaliland iyo shuruucdii dalka oo dhan waxad moodaa inta uu meel iska dhigay uu ku bedelay “ wixii aan doono ayaa sharci ah xataa hadii uu sharci...

Lix Siyaabood oo aad uga hortagi karto Bidaarta

Lix Siyaabood oo aad uga hortagi karto Bidaarta

  Lix Siyaabood oo aad uga hortagi karto Bidaarta Taniyo bartamihii bishii lasoo dhaafay ee May waxaa la hadal hayay dawo cusub oo loo helay nooc ka mid ah xanuunnada timaha madaxa ka dhammeeya. Qaar ka tirsan warbaahinta ugu waawayn UK ayaa tabinayay wararka ku...

Shalay & Maanta Labo dhacdo oo is-shabaha

Shalay & Maanta Labo dhacdo oo is-shabaha

Shalay & Maanta Labo dhacdo oo is-shabaha 2009 iyadoo Guurtidu dooneyso maalin jimce ah ineay u kordhiso sannad Ex-M/weyne Daahir Rayaale kaahin,Kulmiyena mudaharaad xoog leh ku hortaagan yahey ayaa Guddomiyaha Guurtida Saleebaan Gaal amray in Jimcaha laysu soo...

Waddan Yurub ku yaalla oo xabsiyadiisa maxaabiis la’aan u xidhmayaan

Waddan Yurub ku yaalla oo xabsiyadiisa maxaabiis la’aan u xidhmayaan

Waddan Yurub ku yaalla oo xabsiyadiisa maxaabiis la'aan u xidhmayaan Waxaa laga yaabaa in ay dadka ku adkaato inay rumaystaan inay jirto meel adduunka ka mid ah oo xabsiyada ay cidlo yihiin. Xabsiyada aduunka oo dhan waxa lagu yaqaannaa in ay buux dhaafiyeen dad...

Berberaay is weydii ?

Berberaay is weydii ?

Berberaay is weydii ? Berbera iyo Jabuuti waa isku xaalad xagga Xorriyadda ra’yiga 31 Sano waxa dan ku Muxaafid ka dhigay waa in dadka lagu gumeynaayo xoogooda, waa in si dhaba dadku u xisaabtamaan oo lays weydiiyaa baahiyaha Bulsho iyo adeegyada maxaa innaga maqan?...

Articles

Wasiirka Hawlaha Guud oo laga dalbaday Toobad

Wasiirka Hawlaha Guud oo laga dalbaday Toobad

DIFAACIDDA CIRDIGA IYO SHAAFTA QOFKA MUSLIMKA AH WAA WAAJIB INA WADA SAARAN Wasiirkan waxa ilaa shalay la wareejinayay hadal uu ku durayey Sheekh Cali Warsama Xasan Allaah ha u naxariistee . Sheekh Cali Allaah haw naxariisto waxa uu ahaa Caalim ummadda ka baxay oo ku...

9th Africities Summit: Official Opening of Political Segment

9th Africities Summit: Official Opening of Political Segment

United Cities and Local Governments of Africa (UCLG Africa) PRESS RELEASE 9th Africities Summit: Official Opening of Political Segment The main topic of the conversation was “Thriving the way for the future of Africa in a world of turmoil” Access Multimedia Content...

Dulmi keliya ma aha ee waa edebdarro.

Dulmi keliya ma aha ee waa edebdarro. Xujaajta Soomaaliya loo oggolaaday sannadan in ay ka soo xajaan oo dhan 5206 xaaji ayay wasaaradda Awqaafta Federaalku tidhi Soomaaliland waxa ay qayb ahaan u heleen 350 xaaji, oo u dhiganta 6.8%, iyada oo hore u heli jirtay 40%....

Taiwan, Somaliland sign  energy  cooperation agreement

Taiwan, Somaliland sign energy cooperation agreement

TAIWAN, SOMALILAND SIGN ENERGY COOPERATION AGREEMENT Taipei, (CNA) Taiwan and Somaliland signed an agreement on energy and mineral resources cooperation Monday that Taiwan’s office in Somaliland said provides a legal foundation for joint resource exploration and...

Daahir baa yaabay!!.

Daahir baa yaabay!!.

  Madaxweyne Daahir baa yaabay!!. Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin waxa uu ahaa Madaxweyne degan, afgaaban, dulqaad leh, dad isku haynle, wax xeerin, dhowrsan, xurmo leh, masuul ah, oo leh wax kastoo loogu soo hirto...

Dowladnimadu  sidaa ma aha

Dowladnimadu sidaa ma aha

DOWLADNIMADU SIDAA MAAHA (Qudbadihii 20 guuradii Xisbiga Kulmiye,runtii waxay ahaayeen naf la caari iyo kala fogeynta bulshada reer Somaliland) 23.MAY 2022 Runtii waan daawaday dhamaan qudbadihii laga jeediyey xafladii 20 guuradii Xisbiga Kulmiye,laakiin anigu aan...

Haweenay hadhuudhlaha ku dartay Cabdikariim Xinif

Haweenay hadhuudhlaha ku dartay Cabdikariim Xinif

Haweenay hadhuudhlaha ku dartay Cabdikariim Xinif   Xinifow faysal iyo ciro waa laba oday oo rer sheikh isixaaqa waa hogaamiyayaal bulsho oo xisbiyo qaran iyo bulsho hogaan u ah. Ma gayaan sidaad ula hadlayso waxay ka midyihiin haldoorkeena. Haldoorkeena in sidaa...

Wasiir Koore wuu Cadhaysan yahay Siyaasi Maxamuud Xaashina….

Wasiir Koore wuu Cadhaysan yahay Siyaasi Maxamuud Xaashina….

Wasiir koora waa cadheysan yahay wuxuu fadhiya Safka danbe, Siyaasi maxamuud Xaashi oo aan xukumada & Xisbiga Midna xil u hayna wuxuu fadhiyaa Safka Hore Hadaan si kale u dhigana " VIP seat" <img class="j1lvzwm4" role="presentation" src="data:;base64, "...

Khudbadii Xinif & Aragtida Caraale 

Khudbadii Xinif & Aragtida Caraale 

Khudbadii Xinif & Aragtida Caraale    Khudbadii dahabiga ahayd ee Xinif waxay ahayd mid xinka iyo xusuusta xaawaley leh, xigmad Muuse u leh, xaraggo reer Barina ka araddan. Waxaa aniga gaar ii soo jiitay khudbada markuu marinaayey " berigii Madaxtooyada la...

Saamaynta hirdanka quwadaha aduunku ku leeyahay Geeska Africa

Saamaynta hirdanka quwadaha aduunku ku leeyahay Geeska Africa

SAAMEYNTA HIRDANKA QUWADAHA ADUUNKU KU LEEYAHAY GEESKA AFRICA . Maanta aduunkii waxa uu marayaa in uu kala saftay oo laga yaabo in ay yimaadaan quwado is caabiyayaa , Madaxweynaha maraykanka ayaa yidhi isaga oo ka hadlaya dalal reer yurub ah oo dalbaday in ay Nato ku...

Somalia: US Redeployment Should Stress Civilian Protection

Somalia: US Redeployment Should Stress Civilian Protection

For Immediate Release Somalia: US Redeployment Should Stress Civilian Protection Minimize Civilian Harm, Ensure Justice for Abuses (Nairobi, May 20, 2022) – The reported United States decision to redeploy several hundred US troops in Somalia, as part of a joint...

Gas: Power that Develops Africa

Gas: Power that Develops Africa

PRESS RELEASE Gas: Power that Develops Africa Gas is essential for the transition as a fast-track mechanism and stepping stone to decarbonization Access Multimedia Content DAKAR, Senegal, May 19, 2022/ -- Energy, Capital & Power (www.EnergyCapitalPower.com) spoke...

Dhawr jumladood oo ku aadan xuska 18 May iyo waxyaalaha muhiimka ah:

Dhawr jumladood oo ku aadan xuska 18 May iyo waxyaalaha muhiimka ah:

Dhawr jumladood oo ku aadan xuska 18 May iyo waxyaalaha muhiimka ah: 1. Xuska 18 May waxay mudan tahay una qalantaa miisaan ka weyn midka hadda lagu xuso. In kastoo ay tahay maalin dabbaaldeg, xaflado iyo farxad lagu qaabilo, haddana waxay kale oo innaga mudan tahay...

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up