Latest News
Maamulka Muqdisho xataa Naftooda Run uma sheegaan, dadka ay sheegtaan inay u taliyaana Run uma sheegaan.
Maamulka Muqdisho xataa Naftooda Run uma sheegaan, dadka ay sheegtaan inay u taliyaana Run uma sheegaan. Markab yar oo Turkigu lahaa oo Wadamo kala duwan soo maray oo shalay Muqdisho tegay, ayay Shalay oo dhan Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiirradiisu dadka u...
Muwaadiniin ka soo jeeda Somaliland oo muqdisho Xasan Sheekh ka afduubay Qaarna jidh dilay
Waxa maanta magaaladda Muqdisho lagu jidh dilay qaarna laga afduubtay dad shicib ah oo ka soo jeeda Somaliland kuwaasi oo ku shiraayay mid ka mid ah Hotel-da Muqdisho. Dadkani oo ka koobnaa dhalinyaro iyo waayeel lahaa rag iyo dumarba waxa weerar hubaysan ku soo...
Wasiirka maaliyada Djibouti oo sheegay in Muuse Biixi Khiyaameeyay Ismaciil Cumar Geele Dhegayso
Waraysigani oo idaacada afka ee VOA- wasiirka la yeelatay hoos ka dhegayso
Dhalinyaro ka soo jeeda Gabiiley iyo Hargeisa oo maanta ku soo biiray xisbiga Waddani
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa qaabilay dhallinyaro ka soo jeeda magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiley oo xisbiga WADDANI ku soo biiray. Guddoomiyaha ayaa si kal-furan xisbiga ugu soo dhaweeyay dhallinyarada oo u diyaar ah in dalka isbedel...
Todoba qof ayaa ku dhintay ka dib markii dhisme ay daganaayeen uu ku soo dumay Addis_Abeba
Itoobiya: Todoba qof ayaa ku dhintay ka dib markii dhisme ay daganaayeen uu ku soo dumay Addis_Abeba Addis Ababa, (Qaran news)-Todoba qof ayaa ku dhimatay ka dib markii dhisme ay daganaayeen uu ku soo dumay magaalada Addis Ababa, Addis Kifle Ketema (xaafad hoosaadka)...
Dawlada Turkiga oo markab dagaal keentay xeebta Muqdisho
Markab dagaal oo hordhac u ah heshiiskii difaaca iyo dhaqaalaha ahaa ee dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho. Imaanshaha markabkaan dagaal ee laga leeyahay dalka Turkiga ayaa ku soo beegmaya xilli xiisad siyaasadeed ay ka...
#US awards $25 million construction contract to Djiboutian businesses
US awards $25 million construction contract to #Djiboutian businesses The United States Department of Defense has awarded a $25 million construction contract to five companies based in Djibouti. The contract, facilitated by the U.S. Naval Facilities Engineering...
Why Does the United States Operate Blind in Yemen?
Click here to read more about this article
Ethiopia: Five civilians killed, 18 homes burned in clashes between Fano militants and government forces
Ethiopia: Five civilians killed, 18 homes burned in clashes between Fano militants and government forces At least five civilians lost their lives, and 18 homes were burned down amid clashes between #Fano militants and government forces in the rural town of Agona,...
Maamul xumo laga soo sheegaayo wasaarada caafimaadka ee gobolka Awdal
Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo Saylaci
Hargeisa,(Qaran news)- Waxa dibada u soo shaac baxay khilaaf mudo dheer huursanaa oo u dhaxeeyay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa mr Cabdiraxmaan Saylici. Khilaafkani waxa ay sheegayaan dad ku dhow dhow Saylici in uu ka soo bilaabmay hanka Saylaci ee ahaa in...
Sidee ayaad xilli hore ugu baraarugi kartaa calaamadaha cusub ee dhiig-karka?
Guud ahaan, dhiigkarka looma heysto xanuun halis ah. Balse bahda caafimaadka adduunka ayaa ka digaya in haddii aan joogto loola socon cudurkan uu sababi karo xanuunno kale oo badan. Hase yeeshee daraasad dhowaan ay dhiigkarka ka sameeyeen kooxda Machadka Baaritaanka...
Xoghaya xisbiga Waddani oo u caqli celiyay Cabdishakuur Cabdi Qaadir
Hargeysa (Qaran news)-Mid ka mid ah siyaasiyiinta beesha Hawiye Cabdishakuur Cabdiqaadir ayaa bogaadiyay gudiga doorashooyinka qaranka Somaliland mudaynta ay mudeeyeen doorashooyinka isi saaran, qoraalkiisa oo qaladaad ay ku jiraan waxa markiiba ka jawaabay xoghayaha...
Madaxweyne Muuse Biixi oo xilkii ka qaaday wakiilka Somaliland u joogay Itoobiya magacaabayna mid cusub
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 xilkii kaga qaaday wakiilkii Somaliland u fadhiyey dalka Ethiopia isla markaasina u magacaabay wakiil Cusub sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday...
Ciidanka qaranka Kulmiye iyo xukuumaddiisa ayaa jabiyay
Articles
Ciidanka qaranka Kulmiye iyo xukuumaddiisa ayaa jabiyay
Maxay tahay daawada loo helay madax xanuunka ee loo yaqaanno Dhan jafka ( Migraine)
Kiniinnada nooca loo yaqaanno Atogepant, kuwaas oo dhowaan caan ku noqday hababka daawaynta iyo ka hortagga madax xanuunka maygariinka oo ay soomaalidu u taqaanno Goon-jabka, ayaa laga hirgeliyay Adeegyada Caafimaadka Qaranka (NHS) ee gudaha Ingiriiska. Daawadii ugu...
Do African Problems Really Have African Solutions?
Daniel Byman *** For more than three decades, African governments and policymakers around the globe have advocated for “African solutions to African problems.” The phrase was originally a call for African governments to eschew foreign interventions to problems on the...
Ma Jiraan wax sharci ahaan ka hor imanaya aqoonsiga Itoobiya siinayso Somaliland” Matt Bryden
Ma Jiraan wax Sharci ahaan ka Hor imanaya aqoonsiga Itoobiya Siinayso Somaliland" Matt Bryden Matt Bryden oo ah la taliyaha dhanka Istaraajiyadda ee Machadka SAHAN ee fadhigiisu yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta qaranka...
Itoobiya oo dhisanaysa madaar cusub oo sanadkii u adeegi doona 120 Milyan oo Rakaab ah
Qorshe cusub oo £2bn ah oo cajiib ah oo lagu beddelayo mid ka mid ah garoomada diyaaradaha ee adduunka ugu sarreeya Adis Ababa, (Qaran news)-Itoobiya ayaa lagu wadaa inay bilowdo mashruuc weyn oo ah dhismaha garoonka caalamiga ah ee Addis Ababa ee cusub. Iyada oo la...
Liiska codbixiyayaasha gobolada iyo degmooyinka Somaliland
*Awdal: 181801* Saylac: 25680 Lughaya: 17663 Borama: 117390 Baki: 21068 *M.Jeex: 497734* Gabiley: 88520 Hargeisa: 370432 Balligubadle: 21178 Sallaxley: 17604 *Saaxil: 92620* Berbera: 74540 Sheekh: 18080 *Togdheer: 236279* Burco: 183354 Oodweyne: 38873 Buhodle: 14052...
Lacagta hada Awdal la geeyay waa Olole Kulmiye dadka lama hadli karaan ee Rayaale ayay ku daba dhuumanayaan
Africa’s Downstream Opportunities Take the Forefront as African Refiners and Distributors Association (ARDA) Executive Secretary Joins African Energy Week (AEW) 2024
PRESS RELEASE Africa’s Downstream Opportunities Take the Forefront as African Refiners and Distributors Association (ARDA) Executive Secretary Joins African Energy Week (AEW) 2024 AEW: Invest in African Energy will streamline investment towards Africa’s downstream...
Siyaasi ka soo jeeda gobolka Awdal Oo nasiib daro ku sheegay in Rayaale fariinta Halka Malyan ah uu Awdal keeno
Borama (Qaran news)-Siyaasi Cawaale Shirwac oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland kana soo jeeda gobolka Awdal ayaa saluug ka muujiyay lacagta halka milyan ee doolar ee xukuumadda Muuse Biixi u qoondaysay dhisida dekada Lughaya, waxana uu nasiib daro ku sheegay in...
Rayaale oo Reer Awdal ku Booriyay in aanay waxba u Oolin Xamar
Rayaale oo Reer Awdal ku Booriyay in aanay waxba u Oolin Xamar Hargeysa(Qaran news)-Madaxweynihii hore ee JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa kulan ballaadhan Magaalada Boorama kula qaatay qeybaha bulshada ee gobolka Awdal. Waxaa kulankaasi ka qayb galay Wasiirrada...
Daawo waraysi lala yeeshay aqoonyahan Iid Cali Salaan
Africa: Organization of the Petroleum Exporting Countries (OPEC) to Participate at Invest in African Energy (IAE) 2024, Outlining Future of Africa’s Energy Industry
PARIS, France, April 18, 2024/ -- OPEC Director of Research Dr. Ayed S. Al-Qahtani will deliver a keynote address at the upcoming Invest in African Energy (IAE) 2024 forum in Paris, affirming the importance of African oil supplies in global affairs. Home to six OPEC...
There has been a big decline in the Somali language section of BBC radio
The BBC's Somali language radio station used to be a radio station of great value to Somaliland and Somalia. I remember that at 5:30 in the afternoon we used to listen to the BBC's Somali language radio station. People used to go to the tea shop and their homes...
BBC Somali’s Disgusting Propaganda: Targeting Somaliland to Smear Our Nation!
BBC Somali's Disgusting Propaganda: Targeting Somaliland to Smear Our Nation! This isn't just incompetence, it's a blatant attack! The recent BBC Somali editorial on HIV rates in Somalia is a disgrace masquerading as journalism. They've gone beyond bias and straight...
Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran
Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran iyo In Doorashadda Madaxtoyadda iyo Ururaddu ey dalka ka dhacdo. 13NoV2024. Wuuna ku guuleystey inuu Xisbiyada Qaranka ka odayeyo. Si la isula fahmo. Loona meel mariyo xeerarka Doorashoyinka ee Labadda Gole...
Most Popular News Articles
-
African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022
PRESS RELEASE African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022 Led by Africa’s energy leaders and both publ...
-
African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pandemic and Russia-Ukraine war
African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pa...
-
Somaliland: Two journalists jailed for reporting on a prison fight
The IPI global network calls for the immediate and unconditional release of Somaliland journalists Mohamed Adbi Sheikh Mohamed of MM Somali TV and ...
-
Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate
PRESS RELEASE Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate resilience for communities and ecosystems The gr...
-
Daawo:Askari Booliiska S/land ka tirsanaa oo shaaciyey in Ciidanka Looga eryay Qabiilku ka soo jeedo dartii+Hanjabaado Telefoonka loo mariyey