Latest News

Abwaan Hadraawi oo Geeriyooday+Murashax Cirro oo….

Abwaan Hadraawi oo Geeriyooday+Murashax Cirro oo….

“INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN; Waa geeri aad u xannuun badan, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska, ehelada, waayeelka, waxgaradka, Abwaanada, Shacabka reer Somaliland iyo Soomaali oo idil geerida ku timid Marxuum Abwaan Maxamed Ibraahim...

Qoraa u jawaabay Wasiir Siciid Sulub

Qoraa u jawaabay Wasiir Siciid Sulub

Qoraa u jawaabay Wasiir Siciid Sulub Siciid Sulub kol haddii uu ilaa maanta oo bandhiggii buugga laga joogo laba bilood oo wax dhiman uu ka hadhi la' yahay oo albaabkayga aad u soo gargaraacay, wax aan wasiirka waydiinayaa: ha inoo danbayso dadkii bandhigga ka soo...

Muqaalka Maanta

Muqaalka Maanta

Muqaalka Maanta:Muusow markale na hogaamin maysid Shacabka Somaliland

Where Does The Secret Of Government Lie?

Where Does The Secret Of Government Lie?

There is a timeless observation that a leader's sense of mentality and morality lessens as his or her power increases. Does this observation apply to whoever rises to power? No, Sir. It only applies to those who, when they rise to power through somehow or the other,...

Saxafi hore oo lagu dhex garaacay Hargeysa

Saxafi hore oo lagu dhex garaacay Hargeysa

Saxafi hore Barkhad Maxamuud Geedi oo ka tirsan Xisbiga Waddani ayaa jugo Hargeysa lagu gaadhsiyay. Wuxuu sheegay in dadka jugaha gaadhsiyay qaarkood wejiyadooda garanayo, balse uu ku daba...

Gudoomiye-xigeenka xisbiga Waddani oo la horkeenay Maxkamad

Gudoomiye-xigeenka xisbiga Waddani oo la horkeenay Maxkamad

Gudoomiye-xigeenka xisbiga Waddani oo la horkeenay Maxkamad Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Waddani, Axmed Cumar Xamarji ayaa maanta la horkeenay Maxkamadda gobolka Maroodijeex. Xamarji ayaa waxa uu Maxkamada ka hor sheegay in aanu ogayn sababta loo xidhay. Gudoomiye...

Haweenay iska casishey Xilkay u haysay Xukumada Muuse Biixi

Haweenay iska casishey Xilkay u haysay Xukumada Muuse Biixi

Iscasilaad...! Anig oo ah wakiilka Somaliland ee dalka Finland Samia Muse waxaan Iska casilay maanta oo ay bisho tahay 15 August 2022 xilkii wakiilka Somaliland ee dalka Finland ee aan u hayay xukuumadda Somaliland. Samia Muse

Articles

Hadraawi: Tacsi ku socota dhamaan inta Af Somaliga ku hadashay

Hadraawi: Tacsi ku socota dhamaan inta Af Somaliga ku hadashay

Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakda Qarannews.com  waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii,qaraabadii, eheladii, shicibka reer Somaliland iyo dhamaan qomiyada Somaliyeed ee ku nool dunida oo dhan gaar ahaan geeska Afrika. MAXAMED IBRAHIM WARSAME HADRAAWI Waxa aanu...

Where Does The Secret Of Government Lie?

Where Does The Secret Of Government Lie?

There is a timeless observation that a leader's sense of mentality and morality lessens as his or her power increases. Does this observation apply to whoever rises to power? No, Sir. It only applies to those who, when they rise to power through somehow or the other,...

Xisbiyada Waddani iyo Ucid oo hada la hadlaaya warbaahinta

Xisbiyada Waddani iyo Ucid oo hada la hadlaaya warbaahinta

Waxa hada saxaafada la hadlaaya musharaxa xisbiga Waddani iyo gudoomiyaha xisbiga Ucid, waxana dalka ka qabsoomi doona maalinta bari ah mudaharaad balaadhan kaasi oo lagu dalbanaayo in xukuumadda hada ee wakhtigeedu dhamaanaayo ay qabato doorasho xalaal ah. Dhamaan...

Xaqiiqo ma-hadho ah iyo Maanta Midda Taagan:

Xaqiiqo ma-hadho ah iyo Maanta Midda Taagan:

Xaqiiqo ma-hadho ah iyo Maanta Midda Taagan: Labadan sawir waxay kala yihiin Muj. Cabdixakiin Sumuni iyo Wasiir Saleban Cali Koore. Ma-hadhada cibradu ku duugan tahay waxay tahay, bilawgii 1991 markii SNM qabsatay deegaannada Somaliland waxaa ciidamadii la qabtay...

Why Do Somaliland Opposition Parties Protest?

Why Do Somaliland Opposition Parties Protest?

Why do opposition parties protest? Before answering this question, let's know where does a protest stand in democracy and what meanings it makes to protesters. Protests, peaceful ones in particular, are inalienable rights in a democracy. More importantly, a right that...

Sucuudiga oo qaaday xanibaad Xujaajta ka saarneyd Xajarul-Aswad

Sucuudiga oo qaaday xanibaad Xujaajta ka saarneyd Xajarul-Aswad

Sucuudiga oo qaaday xanibaad Xujaajta ka saarneyd Xajarul-Aswad Xujeyda tegta Xaramka ayaa mar kale loo ogolaaday inay taabtaan ama dhunkadaan Xajarul-Aswadka oo kamid ah waxyabaha sida weyn loo qaddariyo. Waxaana la qaaday xeyndaab weyn oo ku hareereysanaa Kacbada si...

How Somaliland Country Can Become Great

How Somaliland Country Can Become Great

A country can become great when its institutions are very strong and sincerely committed to meet the basic needs of its citizens, establish the building blocks that allow citizens to enhance and sustain the quality of their lives, and create the conditions for all...

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up