Latest News
Mayarka iyo ku xigeenka caasimada ee la doortay Ayaa kala ah…….
May 18 Shockwave: 4 Nations Set to Recognize Somaliland
https://youtu.be/qhsUc2_QHuo?si=4vK_SzsDHOCfH2E8
Somaliland oo si soo kordhaysa uga helaysa…….
SOMALILAND OO SI SII KORDHAYSA UGA HELAYSA FIIRO GAAR AH WASHINGTON & FILASHOOYINKA AQOONSIGA EE DONALD TRUMP. Waxa qorey; Mohamed Abdi Jama Dhimbiil Geesta Afrika waxay noqotay mid ka mid ah gobollada ugu muhiimsan siyaasadda iyo istiraatiijiyadda caalamka, sababtoo...
Argagaxa ka taagan magaalada Muqdisho
Dagaalka u dhexeeya Maraykanka iyo Israa’iil iyo Iran ayaa laga yaabaa inuu…
Dagaalka hadda u dhexeeya Maraykanka iyo Israa'iil iyo Iran ayaa laga yaabaa inuu soo afjarmo. Ugu yaraan, taasi waa fariinta ka imanaysa Washington. Ka dib dhowr toddobaad oo xabbad joojin ah, Talaadadii, May 5-teedii, Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco...
Xasan Dal Xaraashe Doonimayno daawo dibad baxayaal
Madaxweynaha Maraykanka oo bedelay mowqifkiisa dagaalka Iiraan
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa shaaciyay in la kordhin doono mudada xabad joojinta dagaalka Iiraan ilaa wadahadalladu ka soo dhamaanayaan, balse wuxuu dhanka kale sheegay inay sii socon donto xanibaadda Mareykanka ee dekedaha Iiraan. Kahor inta uusan...
Israel & Somaliland: The New Economic Frontier
https://youtu.be/AZ5iUWE22V4?si=eyZa9w1sdp_d6bgu
Wasiirka Qorshaynta Somaliland oo xafiidkeeda ku qaabishay wafti ka socda Xafiiska Horumarinta ee Dowladda Ingiriiska
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi, oo ay wehelinayeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Maxamed Siciid Maxamuud, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Mr. Christopher Pycroft, Agaasimaha Xafiiska Horumarinta ee...
Announcing Steps to Impose Visa Restrictions on Family Members or Close Personal or Business Associates of Sinaloa Cartel Affiliates
Announcing Steps to Impose Visa Restrictions on Family Members or Close Personal or Business Associates of Sinaloa Cartel Affiliates Press Statement Marco Rubio, Secretary of State President Trump is using the full power of the United States to eradicate...
Madaxweynaha Puntland oo fariin u diray
Muxuu siday Markabka Iiraan ee Maraykanku qabteen
Markabka Touska ee ku safarayey calanka Iiraan oo ay qabteen ciidamada Mareykanka Axadii ayay u badan tahay in uu siday wax ay Washington u aragto in ay isticmaali karaan milatariga, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka badaha ah Isniintii. Markabkan...
Madaxweyne ku-xigeenka oo soo gabo gabeeyay safarkii uu ku joigay galbeedka dalka
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, oo muddo 20 cisho ah safar shaqo ku joogay Gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Borama ayaa maanta galinkii dambe dib ugu laabtay Caasimadda Hargaysa. Safarka Madaxweyne ku-xigeenka JSL iyo...
Marking Three Years of Conflict in Sudan with Sanctions and Appeal for Humanitarian Truce
Marking Three Years of Conflict in Sudan with Sanctions and Appeal for Humanitarian Truce Press Statement Thomas "Tommy" Pigott, Principal Deputy Spokesperson April 15th marked three years since the devastating civil war began in Sudan between the Sudanese Armed...
Ninkaas Israel aqoonsanayaa waa Xaaan Sheekh iyo ergay uu u dirsaday Israel Maantana Waxa ay Hanjabayaan Israel
Articles
Somaliland oo Wadda Dedaallo Diblumasiyadeed oo Cusub” Warbixin: Bne Intellinews
Warbixin ay daabacday warbaahinta caalamiga ah ee Intellinews ayaa sheegtay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, uu wado dedaallo diblumaasiyadeed oo cusub, kuwaas oo uu diiradda ku saarayo sidii Somaliland ay u...
Dagaalyahanno qabsaday magaalo weyn oo ku taalla Itoobiya
Maleeshiyada FANO ee ka dagaallama dalka Itoobiya ayaa maalmihii u dambeeyay sameeyay hawlgal militari oo weyn oo ka dhacday Gobolka Amxaarada, waxayna la wareegeen magaalada Debre Tabor, sida ay warbaahinta maxalliga ahi sheegtay. Warbaahinta loo arko in ay...
If South Sudan did it …. Why not Somaliland
https://youtu.be/q67zsO4K2iE?si=FohpIsRQBSP6fAAm
Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlay…..
Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu halkan ku caddaynayaa wararka lagu baahiyey baraha bulshada ee la xidhiidha kiis nin u dhashay dalka Suuriya, kaas oo muuqaallo ku faafiyey baraha bulshada, kana cabaanayay qaabkii loo qabtay. Taliska Ciidanka...
Israel Sends F-16 Fighter Jet to Somaliland
https://youtu.be/0PUeNzUJaAc?si=9ALMaKHZ3Lr2aHxR
Siyaasada Turkiga ee hada waxa ku hagayo waxa laga dheehan karaa isla wayni iyo xog la, aan
Siyaasada Turky ee ku wajahan Soomalia! Turk Inti aanu dhicin inqilaabkii dalkaa, waxa uu Soomaalia ku wajahayay xaalad siyaasi oo istiraatiji ah, waxa uu qorshaysna in magaalo walba oo 50k oo qof ku noolyihiin in laga helo 1000 qof oo haysta mad-habta Xanifiyada,...
Xusuustii waalidnimo ee halgamaa ahaana madaxweynahii hore ee Somaliland
Sida ka muuqata codka madaxweynahii hore ee Somaliland Muj Ahmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu codkni u dirayaa qoyskiisa siiba...
Tourism Disrupted in Somaliland: The Impact of the New Airspace Restrictions on International Travel
Tourism Disrupted in Somaliland: The Impact of the New Airspace Restrictions on International Travel November 20, 2025, Somaliland declared closure of all passenger airlines through Mogadishu, re-routing and cancelling flights to Hargeisa and all further destinations....
Kooxda ku qadhaabata Somaliweyn iyo Jihaad oo lagu wado in laga tarxiilo Maraykanka
Somaliland Awood Dhaqaale iyo Mid Istaraatiiji oo Cusub ayay Ku Yeelatay Geeska Afrika
Warbixin cusub oo guddiga dib-u-eegista dhaqaalaha iyo amniga Mareykanka (USCC) ay u gudbiyeen Koongarayska Mareykanka ayaa iftiimisay heerka koritaanka awoodda dhaqaale ee Somaliland, muhiimaddeeda juquraafi-siyasadeed, iyo sida ay uga dhex muuqanayso tartanka sii...
Somaliland Finance Minister Meets World Bank Delegation to Accelerate NAGAAD Infrastructure Project in Hargeisa
The Minister of Finance and Economic Development of the Republic of Somaliland, Mr. Abdillahi Hassan Aden, today held high-level talks with a senior delegation from the World Bank to fast-track the implementation of the ambitious NAGAAD Project, a major World...
Soo saarista calafka xoolaha oo lagu guulaystay
https://youtu.be/S0p52DAX680?si=X-xR8oGNsIeqF65J
Biriishka Wadada Berbera Ku Yaala Ee Dumay….
Biriijkan wadada Berbera ku yaala ee dumay dhamaadkii bishii 9aad ee sanadkan sidaad wada ogsoon tihiin wax talaabo ah oo dhanka hagaajintiisa loo qaado goobta kama muuqato. Hadaba taasi maaha hadafka qoraalkan oo goortii miisaaniyad loo helo ayaa laga hawlgeli doonaa...
MAAMUL GOBOLEEDYADA SOOMAALIYA XAQ AYAY U LEEYIHIIN INAY LACAG IYO BAASABOOR SAMAYSTAAN MUXUU XAMSE KA TARI KARAA.
MAAMUL GOBOLEEDYADA SOOMAALIYA XAQ AYAY U LEEYIHIIN INAY LACAG IYO BAASABOOR SAMAYSTAAN MUXUU XAMSE KA TARI KARAA. Xamsaha kukuumadda xuub caaro ee xalane lagu ilaaliyaa wuxuu ku hanjabay maamulgoboleed ayaa lacag iyo baasaboor samaystay lana aqbalimaayo isagoo u...
Faa’iidooyinka Istaraatiijiga ah ee Soomaaliya ka heli karto haddii Somaliland hesho Aqoonsi
Faa’iidooyinka Istaraatiijiga ah ee Soomaaliya ka heli karto haddii Somaliland hesho Aqoonsi Caalami ah: Falanqayn Siyaasadeed, Dhaqaale, iyo Amni Abstract (Kooban Cilmiyeed) Warbixintani waxay baadhaysaa faa’iidooyinka ay Soomaaliya heli karto haddii Somaliland hesho...
























