Latest News
Madaxweyne kuxigeenka oo ku Dhaliilay reer Galbeedka in aanay Somaliland waxba la qaban
Madaxweyne kuxigeenka oo ku Dhaliilay reer Galbeedka in aanay Somaliland waxba la qaban Hargeysa,(Qaran news)-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay in dunida reer galbeedka ee taageera...
Bari waxa aynu baahin doonaa oo dib u jaleeci doonaa wararkii ugu xiisaha badnaa ee aanu baahino xiligii Siilaanyo
Shabakada qarannews.com waxay baahisay wakhtigu markuu ahaa 16 March 2014, xiligaasi oo uu dalka ka talinaayay muj. Axmed Siilaanyo war aad u faraxad galiyay bulshada Somaliland kaasi oo salka ku hayay fidinta iyo daadajinta maamulka Waxa xigi doona xaga uu dalku hada...
Laas qoray: Sawir baraha bulshada qabsaday
Iyada oo lagu jiro u diyaar garawga maalinta barakaysan ee 18ka May ayaa waxa si xawli leh baraha bulshada u dhex wareegaaya qoysas ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Laasqoray ee bariga Sanaag oo calanka Somaliland si balaadhan ugu muujiyay magaaladaasi
Dullucda Booqasho Guddoomiye Xirsi ugu tagay Nin Dhallinyaro ah
Dullucda Booqasho Guddoomiye Xirsi ugu tagay Nin Dhallinyaro ah Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa booqday Cabdisamad Mawliid oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Hargeysa, kaas oo loo dhibaateeyay soo dhawayntii...
Guddida heer Qaran ee Xuska 18 ka May oo shacabka ugu Baaqay inay si weyn u Muuneeyaan 33 guurada dib ula soo noqoshada madax-banaanida Somaliland
Guddida heer Qaran ee Xuska 18 ka May oo shacabka ugu Baaqay inay si weyn u Muuneeyaan 33 guurada dib ula soo noqoshada madax-banaanida Somaliland Hargaysa-(Qaran news):- Guddida heer qaran ee xuska munaasibada 18ka May, ayaa ka hadlay sidii loo muuneyn lahaa...
Muuse Biixi waxa uu ku fashilmay hogaamintii dalka reer Gabiilay dib ayay isu abaabulayaa oo Waddani ayay u tagayaan
https://youtu.be/RBI6T6W3l74?si=kiHqjl4nbsoZ-eiz
Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding (MOU) update
Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding (MOU) update In his latest interview with BBC Somali today, Dr Essa Kayd, Somaliland’s Minister Foreign Affairs and International Relations, reiterated “the finalization of the MoU is a positive step forward, and any...
Maxamed Kaahin isagaa a masuul ahaa wixii Laascaanood ka dhacay
https://youtu.be/Gfmf44kbrvo?si=GgKHW9QjxKBtZdqS
Wasiirka arrimaha gudaha oo kulan ballaadhan la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil ayaa kulan Ballaadhan la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland. Kulankan oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka...
Guurtidda oo dood adag ka Yeeshay siyaasadda gudaha iyo dibadda Somaliland
Guurtidda oo dood adag ka Yeeshay siyaasadda gudaha iyo dibadda Somaliland Hargeysa(Qaran news)-Mudanayaasha Golaha Guurtidda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay siyaasadaha Arrimaha Gudaha iyo dibadd ee JSL. Fadhigii maanta ee Golaha Guurtidda...
Maxaa sababay muuqaalka dalka Griiga ee is bedelay
Caasimada dalka Giriiga ee Athens ayaa noqotay midabka jaalle xigfeenka ah ee Oranjaha, kadib markii ay qarxeen daruuro boor ah oo ka soo kacayay dhinaca saxaraha. Xaaladahan cimilada ayaa ka mid ah kuwii ugu xumaa ee ku dhuftay Giriiga tan iyo 2018-kii, sida ay...
In ka badan kala badh dalabka bacriminta Itoobiya ee sanadkan ayaa imanaya dekedda Jabuuti
Itoobiya: In ka badan kala badh dalabka bacriminta Itoobiya ee sanadkan ayaa imanaya dekedda #Jabuuti Hay’adda Ganacsiga Beeraha ee Itoobiya (EABC) ayaa dadwaynaha ku wargelisay in wax ka yar kala badh ka mid ah bacriminta ciidda lagu amray in lagu qabto xilliga...
Somaliland Oo Turkiga Uga Digtay Inuu Xeebaheeda Yimaado .
Somaliland Oo Turkiga Uga Digtay Inuu Xeebaheeda Yimaado kana Hadashay Heshiiskii Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka hadlayay heshiiska difaaca ee ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, waxuuna Turkiga uga digay...
Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay Dr Cabdiqaadir Aadan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qaabiley Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh Maxamuud (Jengali) oo ay walaalo yihiin Dr. Maxamed Aadan Sheekh Maxamuud oo ah Dhakhtarka loogu magac daray cusbitaalka daryeelka carruurta ee Maxamed Aadan Sheekh...
Abwaan Cismaan ku jare oo runta u sheegay Nin dadka caayo iyo cida ku shaqaysataba
Articles
Africa: Collaboration between Islamic Development Bank Institute (IsDBI) and Capital Markets Authority of Kuwait in Areas of Mutual Interest
PRESS RELEASE Collaboration between Islamic Development Bank Institute (IsDBI) and Capital Markets Authority of Kuwait in Areas of Mutual Interest The strategic plan of the Capital Markets Authority includes the initiative to develop the Islamic capital market in...
Duufaano ku soo waajahan dalka Kii iya oo laga digay
Kenya waxaa laga yaabaa inay wajahdo duufaantii ugu horreysay abid," madaxweyne William Ruto ayaa sidaas u sheegay muwaadiniinta isagoo khudbad heer qaran ah u jeediyay dalkaas, iyadoo dalka uu la daalaa dhacayo fatahaado ay dad badan ku dhinteen iyo dhul go’ kuwaas...
cudurka Baabasiirka iyo sida loo daweyn karo
Baabasiirka waa cudur ku dhaca dad badan oo Soomaali ah, sababaha ugu weyn ee ka dhasha cudurkan waa isbaddallada dhanka cuntada iyo qaab nololeedka qofka. Cudurkan oo saameyn ku haya dunida oo dhan, tusaale ahaan boqolkiiba 50 shacabka Hindiya waxay la daalaa...
The Somaliland Police Force has been completed for training
The city of Hargeysa was concluded in a meeting that lasted for three days, the purpose of which was to make a plan to prevent crimes (crime prevention strategy). It was attended by 22 Officers consisting of Commanders of Stations, Sections and Leaders of the JSL...
Turkiga oo jaray xiriirkii ganacsi ee Israa’iil kaas oo ku kacayay balaayiin doollar
Turkiga ayaa sheegay in uu joojinayo dhammaan ganacsigii kala dhexeeyay Israa'iil sababo la xiriira dagaalka Qasa, isagoo si gaar ah sabab uga dhigay xaaladda bini'aadantinimo ee ka sii daraysa ee dhulka Falastiin. Ankara waxa ay sheegtay in dhammaan wax soo dejinta...
Africa: Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) Annual Report 2023 Highlights Robust Growth and Expansion Amid Global Challenges
PRESS RELEASE Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) Annual Report 2023 Highlights Robust Growth and Expansion Amid Global Challenges ICIEC’s cumulative insured business surpassed USD 108...
Africa enters epic global Artificial Intelligence (AI) innovation race, joining world’s tech capitals as an epicentre for digital advancement
PRESS RELEASE Africa enters epic global Artificial Intelligence (AI) innovation race, joining world’s tech capitals as an epicentre for digital advancement AI Everything Expo by GITEX AFRICA 2024 centres world’s attention on continent’s booming US$17 billion AI...
Africa: International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) Signs Multiple Agreements with Member Countries and Strategic Partners
PRESS RELEASE International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) Signs Multiple Agreements with Member Countries and Strategic Partners Agreements Signed on the Sidelines of the 2024 Islamic Development Bank Group (IsDB) Annual Meetings RIYADH, Saudi Arabia, April...
Maayar Mooge wax badan oo la mahadiyay ayuu ka qabtay Hargeysa
Dawladda Hoose ee uu hoggaaminaayo Mayor Mooge wax badan oo horumar lagu faano oo la mahadiyey ayey ku qabatay muddo yar. Waana abaal reer Hargeysa ay laabta ku hayaan. Waxa iyana muhiim ah in kol walba mudnaata kowaad la siiyo dadka degan iyo kuwa ka ganacsda goobta...
Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo la kulmay qaar ka.mid ah dadweynaha caasimadda
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno ka mid ah xisbigaasi ayaa maanta kulan salaan ah la yeeshay qaar ka mid dadweyanaha ku fhaqan bariga caasimada Somaliland ee Hargeysa. Guddoomiyaha iyo dadweynaha ayaa is xog waraystay iyaga oo isla...
Somaliland government will continue bolstering further bilateral relations with Ethiopia, says Information Minister
The government of Somaliland has not always been bolstering its relations with its neighbouring country of the Federal Republic of Ethiopia, but is convicted to fortify them in as far as the economic, stability, security and bilateral relations are concerned. The...
Furintaanka Kal-fadhiga 84-aad ee Guurtida oo Lagag Hadlay Qodobo Muhiim ah
Furintaanka Kal-fadhiga 84-aad ee Guurtida oo Lagag Hadlay Qodobo Muhiim ah Hargaysa (Qaran news)-Kal-fadhigii 84aad ee golaha guurtida Somaliland ayaa saaka ka furma xarunta golahaasi,furitaanka kal-fadhigan ayaa waxaan shir-gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad...
Maxaa dhex maray saaxiibadan siyaasaddu kala gaysay?
Duqa magaalada caasimadda ah ee Hargeysa Cabdikariim Axmed (Mooge) iyo Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, oo dad badan oo taageerayaal ah ku leh baraha bulshada oo ay kasbadeen wakhtigii ololaha doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland sanadkii...
The countries that support Somaliland in the elections have welcomed the election
The countries of the European Union and the UK have welcomed the decision made for the elections to be held in Somaliland. A summary of their joint statement reads as follows
Gabaygani sida magaciisa ka muuqda waxuu mudici ku yahay, la doodayaa, hogo tusaaleynayaa, qofkasta oo ay ka muuqdaan sifooyinkani, Eber iyo Madoorshe.
Gabaygani sida magaciisa ka muuqda waxuu mudici ku yahay, la doodayaa, hogo tusaaleynayaa, qofkasta oo ay ka muuqdaan sifooyinkani, Eber iyo Madoorshe. Marka hore labadan erey waa isku macne oo hadii qof lagu tilmaansado waa dhaliil adag, waxaana loo jeedaa wax...
Most Popular News Articles
-
African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022
PRESS RELEASE African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022 Led by Africa’s energy leaders and both publ...
-
African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pandemic and Russia-Ukraine war
African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pa...
-
Somaliland: Two journalists jailed for reporting on a prison fight
The IPI global network calls for the immediate and unconditional release of Somaliland journalists Mohamed Adbi Sheikh Mohamed of MM Somali TV and ...
-
Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate
PRESS RELEASE Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate resilience for communities and ecosystems The gr...
-
Daawo:Askari Booliiska S/land ka tirsanaa oo shaaciyey in Ciidanka Looga eryay Qabiilku ka soo jeedo dartii+Hanjabaado Telefoonka loo mariyey