Latest News
Wadooyinka Berbera ee hir galay iyo bilicda magaaladda oo Cidin lagu xasuusan doono
Gaadhsiinta biyaha ee dalka oo dhami waa qorshaha xukuumadda
Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Kaltuun Sheekh Xasan, ayaa sheegtay in biyuhu yihiin mudnaanta koowaad ee Xukuumadda wadajir iyo waxqabad, iyadoo xustay in qorshuhu yahay in la gaadhsiiyo deegaan kasta oo dalka ah. Wasiir...
Maayarkii ugu wax qabadka badnaa Berbera iyo ku xigeenkiisii oo is casilay
Cabdishakuur Maxamed Cidin, Maayarkii magaalada Berbera oo xilkan hayey muddo 14 sano ah, ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay inuu guud ahaanba iska casilay xilkii Maayirnimo ee degmada, waxaana sidoo kale isna is casilay maayar ku xigeenkiisii Nuur Jaamac Jaamac (Nuur...
Maxaa ka socda Geerisa, Ee galbeedka Somaliland?
Maxaa ka socda Geerisa, Somaliland? Xukuumadda ayaa ku guulaysatay inay xabbad-joojin dhex dhigto labada beelood ee xeebta ku dagaalamayay, Gadabuursi iyo Ciise. Dagaalku wuxuu ahaa mid la soo waariday oo ah dagaal wakaaladeed oo wakhti dheer jiray, laakiin waxa...
Open AI oo sheegtay in sirdoonkeeda AI uu xakamaha goostay isla markaana fuliyay weerar dhanka internetka ah oo “aan hore loo arag”
Qoraalka sawirka,Waxaa isa soo taraya su'aalaha la xiriira in nidaamyada ilaalinta ee hadda jira ay ku filnaan doonaan marka sirdoonka macmalka ah uu sii awood bato Article Information Author,Laura Cress Role,Weriye dhanka tiknoolajiyadda ah Published24 Luulyo 2026...
United States Announces More Than $200 Million in Humanitarian Assistance to the ICRC and IFRC
United States Announces More Than $200 Million in Humanitarian Assistance to the ICRC and IFRC Office of the Spokesperson Today, the United States announced more than $200 million in disaster and humanitarian assistance to the International Committee of the Red Cross...
The Digital Sovereignty Trap
The Digital Sovereignty Trap The U.N. wants every nation to build its own AI stack. It is the surest way to stay a generation behind. Author: U.S. Under Secretary of State for Economic Affairs Jacob Helberg These days, few words flatter a government like...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo maanta qaabilay
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL kulan kula yeeshay Safiir Ku-xigeenka Dawladda Federaalka Jarmalka Marwo Katrin Josten, oo booqasho rasmi ah ku timid...
Qoyska Garaad Jaamac oo ka qayb qaatay xasuuqii Adhicadeeye
Dagaalka af ka hadalka ah ee Social Media-ah ee u dhaxeeya beesha Fuqashini iyo Dhulbahante ayaa xadhkaha goostay muuqaalkani hoos yaalaa waa mid lagu soo bandhigay gabadh uu dhalay garaad Jaamac Garaad Cali oo ku sugan goobta uu xasuuqu ka dhacay ee Adhicadeeye taasi...
Dhulbahantow Hooyadiin wasa walàahi in aananu idin daynayniin by Dhaqanka Hawiye
Cumaan oo war cusub kasoo saartay marinka Hormus kadib saaraakiishii Iiraan ee booqday dalkaas
Cummaan ayaa ku dhawaaqday inay la shaqeysay Ururka Caalamiga ah ee Badaha (IMO) si loo sameeyo marin badeed ku meel gaar ah, taas oo sahleysa in maraakiibtu ka gudbaan Marinka Hormuz. Wakaaladda wararka dowladda Cummaan ayaa sheegtay in maraakiibta doonaysa inay...
Dadkii lagu xasuuqay Adhicadeeye oo maanta meydkoodii si jamac ah loogu tukaday
Dadkii shicibka ahaa ee shalay lagu xasuuqay deegaanka Adhicadeeye ee bariga Sool oo maanta jinaasad wadeer loogu tukaday isla markaasina loo sameeyay xabaal wadareed. Shalay ayaa ciidamo hubaysan oo ka soo kicitimay magaaladda Laascaanood ay weerar ku soo qaadeen...
United States Targets ISIS Financial Networks Across Three Continents
United States Targets ISIS Financial Networks Across Three Continents Press Statement Thomas "Tommy" Pigott, Spokesperson Under the leadership of President Trump, the United States is dismantling ISIS’s ability to finance terrorism around the world. We are cutting...
Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saansam marinka Hormuz
Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saansam marinka Hormuz Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay ka go’an tahay ilaalinta marin biyoodka Hormuz oo ah marin biyood nabdoon oo furan oo ay maraan maraakiibta...
Madaxweyne ku-xigeenka oo maanta ka qayb galay Xafladda Furitaanka Mashruuca Biyo-ballaadhinta magaalada Hargeisa
Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta ka qayb galay Xafladda Furitaanka Mashruuca Biyo-ballaadhinta Magaalada Hargeisa ee Wajiga 2-aad. Mashruucan oo muhiimmad weyn u leh...
Articles
Parliamentarians and Tamil community celebrate Tamil Heritage Month
Parliamentarians and Tamil community celebrate Tamil Heritage Month & Thai Pongal 2026 at the UK Parliament Thai Pongal & Tamil Heritage Month celebration was grandly hosted by the All-Party Parliamentary Group for Tamils (APPG T) in association with the British...
Xisbiga Kulmiye oo hambalyo u diray ciidanka qaranka
HAMBALYO GUDDOOMIYE: Aas-aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee KULMIYE, Mudane, Maxamed Kaahin Axmed, waxa uu dhammbaal hambalyo ah u dirayaa Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, saraakiisha, saraakiil ku-xigeennada,...
Dib u dhac ku yimid doorashadii golayaasha wakiilada iyo deegaanka
Komishanka Doorashooyinka Somaliland (KDQ) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in aanay suuragal ahayn in doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka lagu qabto waqtigii loo asteeyay ee 31-ka May 2026, kaddib qiimeyn ballaadhan oo lagu sameeyay xaaladda guud ee...
Epstein emails show Somaliland eyed for water, finance projects
Newly released emails show people in Epstein's circle discussed Somaliland for recognition, water, finance, proposed film studio called 'Somaliwood' Rabia Iclal Turan WASHINGTON (AA) - Newly released documents tied to convicted sex offender Jeffrey Epstein reveal that...
Masar Oo Ogaatay Xaqiiqda Berbera
Berbera oo ka Baxsan Awoodda Muqdisho iyo Masar oo Xisaab Laga Cunay Dalbanaysa, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilowga bisha Febraayo booqasho rasmi ah oo qaadanaysa laba maalmood ku tagaya magaalada Qaahira, kaddib casuumaad uu ka helay dowladda Jamhuuriyadda...
Afhayeen u hadlay aasaasaha Microsoft, Bill Gates, ayaa ka jawaabay eedeymo
Afhayeen u hadlay aasaasaha Microsoft, Bill Gates, ayaa ka jawaabay eedeymo ceeb leh oo ku jira faylasha ugu dambeeyay ee Epstein oo ay ka mid tahay in lagu eedeeyay inuu qaaday cudur galmada lagu kala qaado isaga oo ku tilmaamay eedeymahaas “kuwa gebi ahaanba aan...
Strategic Planning: A Key Challenge in Ethiopian Foreign Po
Ethiopia’s national security strategy has faced challenges in keeping pace with the complex and evolving dynamics of the Horn of Africa. Given the region’s instability, a more adaptive and forward-looking foreign policy is essential to safeguard Ethiopia’s...
Madaxweyne Cirro oo ka qayb galay xaflada qalin jabinta Jaamacadda Hargeysa
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟐𝟐-𝐚𝐚𝐝 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa maanta ka qayb galay Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 22-aad ee...
Jawaan xalay guday oo Goday tegay baadi goobaay……
JAWAAN XALAY GUDAY OO GODAY TEGAY MEEL UU SHALAY MARAY OON MIDH KAGA DHICIN MEEHANAABAY EELKA KII DHIGAY U ERGOOTOOY. R Waddanka Soomaaliland waxa ka soo dhacay dhacdooyin cajiiba boobkii ugu xumaa oo uu sameeyay faashiistii Siyaad Barre iyo inankuu adeerka u ahaa...
Tareen isku xidhi doona Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhawaan la hirgalinyaa
World Somaliland gets first five-star hotel as new Facility launched
Giant hotel chain, Sarovar Hotels has launched a new untra-modern facility in Hargeisa, Marking a historic milestone as Somaliland welcomes its first 5-star international Hotel. President of the Republic of Somaliland, Abdirahman Mohamed Irro, inaugurated the Serene...
Abwaan Yamyam iyo Cabdiqaasim sow kuwii noogu yimid Hargeisa
ABWAAN C/QAADIR XIRSI (YAMYAM) IYO CABDIQAASIM SALAADBBA IHN SOWKUWII NOOGU YIMID HARGAYSA EE LAGU SOO DHAWEEYAY. Dadka reer s.land dhaqankoodu wuxuu ku salaysanyay diinta islaamka ma yaqaanaan aargoosiga, waxaana markhaati ka ah heshiiskii burco ee laysku saamaxay...
Taliyahii hore ee ciidanka Booliska oo lagu soo dhaweeyay dalka Faransiiska
Jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Faransiiska ayaa soo dhaweeyay Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska ahna la taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha booliska, Sareeye Gaas, Maxamed Aadan Saqadhi (Dabogale) oo booqasho ku tagay shalay dalkaas. Waxa Taliyihii hore ee...
Danta Soomaalidu waxa ay ku jirtaa Somaliland oo aqoonsi hesha
DANTA SOOMAALIDU WAXAY KU JIRTAA SOMALILAND OO AQOONSI HESHA. Waqtigan waxa ka socda geeska afrika isbeddel lagula tacaalayo xasilooniddarada ka jirta carriga soomaalida. Waqti dheer iyo tacab faro badan oo caalamiya dabadeed, dawladaha caalamka hoggaamiyaa waxay...
Aqoonsiga Somaliland: Isbarbardhigga Somaliland iyo Koonfurta Suudaan
Somaliland waxa ay xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska, 26-kii Juun 1960, taas oo muddo gaaban ka dhigtay dal madax-bannaan, ka hor intii aanay si degdeg ah ula midoobin Soomaaliya, 1-dii Julaay 1960, si loo aasaaso Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed. Hase...
























