Shirkada Kenya Airways oo maanta go’aan cusub kasoo saartay duulimaadyadii Muqdisho & Nairobi+Tartan adag oo ay geli la doonto….

Posted by & filed under News.

Shirkada Kenya Airways oo maanta go’aan cusub kasoo saartay duulimaadyadii Muqdisho & Nairobi+Tartan adag oo ay geli la doonto…. Masuuliyiinta Shirkadda Duulimaadka ee Kenya Airways ayaa soo saaray go’aan cusub oo ay sheegeen inay ugu dambeyn go’aansadeen inay bilaabaan duulimaadyo toos ah oo Muqdisho iyo Nairobi ah. Shirkadda ayaa labo jeer waxay hakad gelisay duulimaadyo… Read more »

Qormo Xiiso leh: “Laacibka Berbera Sagaalka uga ciyaara oo reer Hargeisa soo dalbadeen si uu Maayar ugu noqdo”. kkkk…(Berbera ma hiil bay u baahan mise Hambalyo Qormadii 3aad)

Posted by & filed under Latest Articles.

BERBERI MA HIIL BAY U BAAHANTAHAY MISE HAMBALYO.? (Qaybtii 3aad ‘……………….  Waxaynu qormooyinkeeni hore kusoo xusnay waxyaalaha iyo Sababaha Berberi maanta Haadaanta ugu dhacday, Haddaba waxaa ay iswaydiintu tahay, Maxaa keenay waxyaabahaas aan soo sheegnay? Ma si Lama filaana ayay u dhaceen mise ku talo gal? Berberi miyaanay lahayn oo aanay joogin dad waxan dhacaya… Read more »

Somalia oo shirkad uu leeyahay Matt Bryden (Aasaasihii Akademiyada Somaliland) mamnuucday Somalia

Posted by & filed under News.

Somalia oo shirkad uu leeyahay Matt Bryden (Aasaasihii Akademiyada Somaliland) mamnuucday Somalia  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaanba dalka ka mamnuucday Shirkadda Cilmi Baadhista ee Sahan kaddib markii sida laga sheegay lagu helay falal lid ku ah amniga Somalia. Shirkaddan waxaa aasaase iyo masuul ka ah Matt Bryden oo hore uga tirsanaa kooxda Kormeerayaasha QM… Read more »

Qormo Xiiso leh+Xaalka Murashaxiinta Madaxweyne ee Puntland: Xeradu waa wada ulo oo Ula qaato ma leh!

Posted by & filed under News.

Qormo Xiiso leh+Xaalka Murashaxiinta Madaxweyne ee Puntland: Xeradu waa wada ulo oo Ula qaato ma leh!   Sacadda iyo Waqtiga dib ugu celi SHAN SANO kahor! Puntland waxaa meel walba ka daarneyd ama laga dhageysan jiray heestii ahayd “Xildhibaanow tusmeeyo, taabba gali is bedelkoo, uturoo dadkaagoo, Talo Yey ku seegine, soo tuur codkaagoo Cabdiweli ku… Read more »

Dayactirka Waddooyinku Waa Astaanta Dawladnimadda.

Posted by & filed under Latest Articles.

Hargeysa Ilaa Berbera Waddooyinka u dhexeeya Hargeysa ilaa Berbera oo dhammaantood la dayactiray intii Xukuumadda Cusubi soo kordhisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka. Waddooyinka Berbera ilaa Hargeysi waa Waddooyin halbawle u ah Qaranka waanna waddooyinka inta badan ay ka dhici jireen Shilalka iyo Dhibaatooyinka waddooyinka ee ay sababi jireen Godadka iyo Burburkii laxaadka badnaa ee… Read more »

Madaxweynaha Eritreya Mr.Isaias Afwerqi oo Diyaarinayaa Ciidamadii lagu Afgambiye lahaa……..

Posted by & filed under News.

Madaxweynaha Eritreya Mr.Isaias Afwerqi oo Diyaarinayaa Ciidamadii lagu Afgambiye lahaa Maamul Goboleedada Somalia iyo Xoogaga Mucaaridka ah ee ka soo Horjeeda Maamulka Farmaajo. Waxaa si weyn oo degdeg ah loo abaabulayaa Ciidamo Xoog leh oo ka socda Dalka Erateria oo loogu Talo galay in lagu Baa’biiyo jiritaanka iyo sharcigii lagu dhisay Maamul Goboleedada Somalia, ee… Read more »