Raggii kufsaday Caa’isha Ilyaas oo la toogtay

Writen by Qaran News |

Raggii kufsaday Caa’isha Ilyaas oo Bosaaso lagu toogtay Qaar kamid ah ragga la toogtay Waxaa saaka maamul goboleedka Puntland lagu toogtay laba kamid ah raggii kufsaday Caaisha Ilyaas oo maxkamadaha Puntland ay dil xukumeen. Ragga la toogtay oo lagu kala magacaabo Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed ayaa sakaa aroortii la geeyay fagaare ku yaala… Read more »

172 views

Kenya oo war ka soo saartay qadiyada Cabdirashiid Janan & dalabka Somalia ee in loo soo gacangeliyo 

Writen by Qaran News |

Kenya oo war ka soo saartay qadiyada Cabdirashiid Janan & dalabka Somalia ee in loo soo gacangeliyo   Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arrinta wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan iyo dalabkii dowladda federaalka ee ku aadanaa inay u soo gacan geliso, si loogu maxkamadeeyo dalka. Xoghayaha wasaradda arrimaha dibadda Kenya, Macharia Kamau… Read more »

197 views

Haweeney lagu eedeeyay inay sixirtay ninkeeda oo xanuunsanaya

Writen by Qaran News |

Haweeney lagu eedeeyay inay sixirtay ninkeeda oo xanuunsanaya Esther Kiama oo macallin ka ahayd magaalada Nyeri ee bartamaha dalka Kenya, ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxaa loo soo sheegay in seygeeda David uu xanuunsan yahay. “Ma ahan xanuun sahlan,” ayuu yiri qofkii soo wacay, wuxuuna intaa u sii raaciyay: “waa xanuun dhanka maskaxda ahi.”… Read more »

269 views