Kulmiye haduu Dhan ka Rari jiray maanta Cid qudhuu u wada Raray!

Writen by Qaran News |

Kulmiye haduu Dhan ka Rari jiray maanta CiD qudhuu u wada Raray! Ilaa wakhtigii ugu horaysay Jamhuuriyada Somaliland in talada dalka ay qabtaan xisbiga Kulmiye Waxa ay ku dhaqaaqeed oo ku kaceen wax kasoo horjeeda dumuqraadiyada, wax wada lahaanshaha, cadaalada iyo diinta. Maxaa yeelay Waxay ahayd xukuumadii kulmiye ugu horaysay ee xukunka iyo maamulka jamhuuriyada… Read more »

866 views

Xog:Maxey daarneyd  negaanshaha Assiase Afworke laba caano maal  Mugdisho

Writen by Qaran News |

  Maxey daarneyd  negaanshaha Assiase Afworke laba caano maal  Mugdisho Wa marki u horeysey ee madaxweyne ajnabi u hooydo Muqdisho inti ka dambeysey burburki dawladdi Somalia 1991. Dhacdadan oo marka hore iftimineysa geesinimada madaxweyne Assiase Afworke madaama u naftisi ku biimeeyey innu u hooydo meel ka mid ah meelaha adduunka ugu khatarsan, marka xigtana waxey… Read more »

551 views

Waxa aan doonayaa Qaran dhaama kii dumay

Writen by Qaran News |

WAXA AAN DOONAYAA DAWLAD, DAWLAD DARYEESHA DADKEEDA ============================= Dalkan aynu ku noolahay ee jamhuriyada Somaliland waxa uu soo maray marxalado badan oo midiba mid ka sii darnayd oo ay ugu horeeyeen cadaadis isir dagaalo iyo qax ay dadku baro kaceen. Marxalado qas iyo dhib badnaa oo dawladnimadu shaqayn wayday dagaalo sokeeye sixir barar iyo lafdhabartii… Read more »

75 views