Turkiga oo digniin culus u diray Masar 

Writen by Qaran News |

 Turkiga iyo Ruushka ayaa Arbacadii waxay ku heshiiyeen in ay xabad joojin ka sameeyaan dalka dagaaladu la degeen ee Liibiya, laakiin Ankara ayaa sheegtay in hoggaamiyaha ciidanka degan bariga dalka uu yahay sharci darro, isla markaana loo baahanyahay in laga saaro goobaha muhiimka ah si ay u dhaqan gasho xabad joojin la isku haleyn karo…. Read more »

157 views

Dowlad-aloolkii Soomaaliya iyo Doodii Dhuusomareeb.

Writen by Qaran News |

Dowlad-aloolkii Soomaaliya iyo Doodii Dhuusomareeb. Waxa maalmo Ka hor soo xidhmay shirkii ka dhacay Magaalada Dhuusomareeb ee Dawlad Goboleedka Galmudug, oo ay dhawaan Ku dooyeysteen Shanta Dowlad goboleed ee Soomaaliya iyo Xukuumada maqaar-saarka ah ee Farmaajo. Magaalada Dhuusomareeb oo ah magaalo nabdoon oo kaladanbayn iyo haykal dawladeed leh, sidda awgeed waxay kasbatay in ay kulmiso… Read more »

58 views

Jaamici Basaasnimo u xuub siibtay

Writen by Qaran News |

Jaamicigii basaasnimada u xuub siibtay Jun Wei Yeo oo ah nin u dhashay dalka Singapore isla markaana ahaa arday diyaarinayay shahaadada saddexaad ee Jaamacadda ee PhD-ga ayaa sanadkii 2015 lagu casumay bandhig aqooneed ka dhacayay magaalada Beijing ee dalka Shiina. Waxa uu xilligaasi wax ka qorayay arrimo la xiriira siyaasadda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha,… Read more »

180 views

Saamigii Beelaha Doorashadii Baaralamaanka Somaliland 1960kii Ilaa 2017kii.

Writen by Qaran News |

ENG MUBAARIK CIISE OOMAAR OO KA MID AH,MAAMULKA SARE EE URUKA XOOJINTA QARANNIMADA SOMALILAND AYAA SI BALAADHAN U SHARAXAY SANADKII 1960 DOORASHADII BAARLAMANKA Somaliland IYO SIDII LOO KALA HELAY SAAMI QAYBSIGII KURAARASTA IYO DOORASHADII UGU DANBEYSAY EE DALKA KA DHACDAY SANADKII 2017-KA. Mar alaale iyo markii Xisbiyadu ka heshiiyeen wixii dhex yaalay,ayaa markiiba lala soo… Read more »

610 views

Gorgorkii iyo digaagii.

Writen by Qaran News |

Digaagad beed ku fadhida , ayaa waxa ku soo biiray xabbad beed ah oo ka roon , wuxuu kaga soo dulun dulcoobay dhinacaa buurta . (halkaas oo uu GORGOR ugxan dhigtay ) Beedkii wuu wada dilaacay , oo digaag yaryar oo fara badan ayaa beedkii ka dhashay , waxa kaloo dhashay (dilaacay ama ka soo… Read more »

49 views

Ra’isul Wasaarihii Somalia ee Xilka laga tuuray oo ku soo wajahan Muqdisho+Fawdo socota 

Writen by Qaran News |

Ra’isul Wasaarihii Somalia ee Xilka laga tuuray oo ku soo wajahan Muqdisho+Fawdo socota   Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa saacadaha soo socda la filayaa in uu ka dego Muqdisho. Ilo ku dhaw dhaw Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa laga soo xigtay in diyaaradii soo qaadi laheyn Ra’isul Wasaaraha… Read more »

297 views

Lammaane da’ ah oo si lama filaan ah caan u noqday

Writen by Qaran News |

Lammaane da’ ah oo si lama filaan ah  caan u noqday Lammaanaha isqaba ee si lama filaan ah caanka ku noqday Hsu Hsiu oo 84 jir ah waxay sheegtay iney marnaba ku fikirin iyada oo ah da’da duqnimada ku jirta in sawirkeeda sidan loo xiiseyn doono. Sida laba qof oo dhalinyara ah Hsu Hsiu iyada… Read more »

142 views