4 tallaabo oo Iran ay qaadi karto si ay uga aargudato dilkii Qasem Soleimani

Writen by Qaran News |

4 tallaabo oo Iran ay qaadi karto si ay uga aargudato dilkii Qasem Soleimani   IRAN waxaa laga yaabaa inay ka fiirsato dhowr tallaabo oo adag oo ay uga aargoosaneyso Mareykanka ka dib markii Donald Trump uu ciidamada militariga Mareykanka amar ku siiyay in la dilo General Qasem Soleimani, oo Khamiista dilkiisa loo adeegsaday gantaallo… Read more »

212 views

Awood intee le’eg ayay leeyihiin militariga Dalka Iiraan?

Writen by Qaran News |

Awood intee dhan ayay leeyihiin militariga Iiraan? Awoodda gantaalada Iiraan Dowladda Iran ayaa wacad ku martay inay aargoosan doonto ka dib dilkii abaanduulihii ugu awoodda badnaa militariga dalkaasi oo khamiistii ay Mareykanka duqeyn ku dileen. “‘aargoosi xanuun badan uu sugayo dambiileyaasha” ka dambeeyay weerarka,waxaa sidaasi sheegay Qasem Soleimani. Hadaba Maxaan kala soconaa awoodda militari ee… Read more »

133 views

Qaasim Suleeymaan: Sida ay dunida uga falcelineyso dilka janaraalka ugu caansan Iran

Writen by Qaran News |

Qaasim Suleeymaan: Sida ay dunida uga falcelineyso dilka janaraalka ugu caansan Iran Janaraal Qaasim Suleeymaan Janaraal Qaasim Suleymaan oo ahaa madaxa cutub kamid ah ciidamada ilaalada kacaanka ee dalka Iran oo lagu magacaabo Quds ayaa waxaa lagu dilay gantaallo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku rideen elaboorka magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq waxaana dilkiisa xaqiijisay… Read more »

181 views

Mareykanka oo dilay jeneraal laf-dhabar u ahaa ciidamada Iran

Writen by Qaran News |

Mareykanka oo dilay jeneraal laf-dhabar u ahaa ciidamada Iran Jeneraal Qasem Soleiman Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in ay duqeyn dhanka cirka ah ku dishay Jeneraal Qasem Soleiman oo ahaa madaxa cutub kamid ah ciidamada ilaalada kacaanka ee dalka Iran oo lagu magacaabo Quds. Ciidamada Quds ayaa ah ciidan qaabilsan hawlgalada dibadda, kana tirsan ciidamada dalka… Read more »

155 views